Free Web Hosting Provider - Web Hosting - E-commerce - High Speed Internet - Free Web Page
Search the Web

cabdiwali online qolka jaceylka oo aad ka helin karto bahedaadaKu soo dhawaw Cabdiwali Online oo aad ka heli kartaan wax waliba ee baahidaada ah kalana soo xariir tell 5858433 oo aad ka helinkartaan

cabdiwali online qolka jaceylka oo aad ka helin karto bahedaada<marquee>Ku soo dhawaw Cabdiwali Online oo aad ka heli kartaan wax waliba ee baahidaada ah kalana soo xariir tell 5858433 oo aad ka helinkartaan </marquee> qolka sheekooyinka qolka ciyaaraha waa qolka hindga manutd waa qolkajuventus cayaarha aduunka gerarada  jaceylka seyaa sadii maxamed siyaad bare seyaa sadii maxamed siyaad bare qolka mahmaayoyin &Amaan Dumar MAAHMAAHYO quruxdii haweenkaynNA Waa kuma Marxuum Aadan Cabdulle Cusmaan Daar Madax waynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya

Ku soo dhawaw website ka Cabdiwali Ciise Cisman oo kumagac dheer Jakar oo aad ka heli kartaan wax waliba ee baahidaada ah

waa salaman tihiin sxba yaal meelkasta oo aad naga dawaneysaan waxaa ii henaa wax yaabo kala duwan oo aad ka helin dontaa marka aad dawataan oo aad u jeclaa dontii
wax yabahaas oo aad u badan adika ayaa maka aad fortaan ka helin oo dorataan mesha aad rabto seda qolka jaceylka qolka ciyaaraha qolka sheekooyinka qolka loveka qolka geraarada jeeylka qolka maxamed seyaad bare sxbyaal ma so kobinkaro hadii aad dorataan adinka ayaa lakul midona bal ku so dha woow wabseka www.sanadwacan.4t.com  shekooyin aad u macaan iyo ku wa kale waad u macaan geraarada jaceylka kaba daran adin ka ayaa macaan san doontaa  sxbayaal in taas iyo in ka badan ayaa ku kor dhin donaa hadii in taas in kabadan aad doneysaan naga so
xariir ciwaanada ka hala ah

Listing Site Updates

Notifying Visitors of Site Enhancements

waa yaha aduunyada


waa yaha aduunyadawax ku qaadan meeysideeruux walaal ku moodaahaddii uu ku weheshadoood wacad ka diidaa waran kaad ku tuurtaakugu weecan dooneejaceyl kuma wareeysteewaygu waa bariisteehalbowlahu  ma wada dhiigwadkeeygii   ha noqonineehadddaad adiga wacan tahayani weey iraacdeesidaan waalanahay baalaygu wiirsadaayeewagar ii la taliyaawaanadiisa diideeadigaa iwiiqeeweerar  laguma waaree

 


naxariis jaceyl




Can't view this greeting? Download Flash Player !
jeegaan sidaad tahay jeehaaga nuurka leh  nuuxii jaleecaa jirico ma waayee  ana adi unn baa qalbiga iyo maanka kugu hayaa
Intaad dunida nooshiyo
Dalluunka iyo iilkii
Haddii laguugu duugana
Dacalkaan ku haaystaa.
Danna  waan ismoodoo
Da,day adiga oo nool
Midkale lama dagaayee
Dadnimada  aqoonsoo
jaceylkaan ladiideyn
Waa intuu ku daree
Ma ii diirnaxeeysaa
(KULUC)
Inan yahey  diraac iyo
Dirir hooray kalawacan
Adoo doog arkaayana
Lama dego abaaree
Nin dantiiba daayacay
Kan kale dugsanayaa
Ana igala doqonsanee.
Dadnimada aqoonsoo
Sidii   dumar xishoodoo
Hadalkii ladadi jiray
Haygu oran dib dabadeed
(MAGOOL)
Inan yahoow dushadaa
Laygu daadshay malaboo
Horaan kuugu daloo
Kuma deyn karaayee
Danna waan ismoodoo
Inaan  kugu dulmeeroo
Ku dib jiro agtaada
Dadnimada aqoonsoo
Jaceylkaan ladiideyn
Waa intuu ku daree
Ma ii diirnaxeeysaa
(KULUC)
Inan yahay dushaadaa
La ii mariyay dacaroo
Dirqi guurka mahee
Dooqaan ku raacine
Raga laguma diidee
Ruxii aan ku dooneyn
Waa laga dambeeyaaa
Dadnimada aqoonsoo
Sidii dumar xishoodoo
Hadalkii ladadi jiray
Haygu oran dib dabadeed




jaceyl
cabdiwali55@hotmail.com

 


aad baan kugu kalsoonahay

When Someone Makes You Smile !, Free Thoughts Of You E-Greetings 

i love you gacaliso


waa yaha aduunyadawax ku qaadan meeysideeruux walaal ku moodaahaddii uu ku weheshadoood wacad ka diidaa waran kaad ku tuurtaakugu weecan dooneejaceyl kuma wareeysteewaygu waa bariisteehalbowlahu  ma wada dhiigwadkeeygii   ha noqonineehadddaad adiga wacan tahayani weey iraacdeesidaan waalanahay baalaygu wiirsadaayeewagar ii la taliyaawaanadiisa diideeadigaa iwiiqeeweerar  laguma waareenaftaan  kuu wareejiyaygacmo wada jirkooday wax ku goyn karaaneemidna geed ma waabteewaxaan  kala ahaaniyoweedhaas u fiirsoarrin aan wadaagniyowaa yahay aan kaahelo


mar walbo sidaan oo kale idheh ti amo  ti amo


A Rose For Him.., Rose Ecards For Him 
ti amo ti amo ti amo

raadintii caashaqa

goamore

doqon lajeclaaday

Dab baa igu shidan

Dabin baa la ii dhigay

Doqon baa illa dul itiri

Duli iney tahay Darxumana ledahay

Daliil baan i haaystaa

Makule tashade jacel Baa daar intuu iga Sameysrat kolba Dhinac ii rogoyoo idabacshay anigoo Duufaan jacel Garaneynin yaan Dugaa shadaa tii aan Doortay dabcigeygu Raacay midkalee la Daristoo dey dey bey Igu tirri

 


nolol qiimo leh
. lamaane
wacan
.oo qiimo leh
.
farxadu had iyo jeer waa halkeediii

jaceyl
nasiib wacan gacaliso
» Make Us Your Start Page » Make Us Your Start Page
aan dhamaanin
maalin walbo adigaan qalbiga kugu hayaaa
ma garan kartaa

cabdiwali
 
vb
 

 . Happy Spring
 . Flowers
 . Friends
 . Magic Of Spring

 

 . quruxda dalka iyo quruxda gabdhaheena ayaa mudan in la amaano Qoraa cabdiwali
 . 
 . 
 .




 




anigane ad baan kaaga daranahay
Straight From The Heart !, Rose Greetings For Sweetheart 

waan kaa daranahay

haa
culeys kuma dhaqaaqdomana carartocagta socodka kuma dheregtowey ciribsataaceeb maleh yartaniyooquraankaa cadeeyooceynkeeda oo kalenala cadaabi maayeewaa curad ninkii dhalaymahad looga celiyaawaa curad ninkii dhalaylaga siiyo cuudoocidiyaha farahacududaha gacmahaillaa ciribta hoosiyotinta caaradeedana cad xun ku arki meeysideecasarkii cadceedoogodka ciribta gelisooka sokeeyo caadoofalaar wada casaan  ahku cadeeysaybaalaa

 

ha ka cararin caashaqa



macaantoo

You Touch My Soul !, Flowers For Your Love Greeting Cards 

waan kuu xiisay



adigane  dheemantii nafteeyday


Your Love Gives Me Strength !, Romantic Flowers Postcards 

ma hiigaan jaceclbaan    dhax maquuranaayooo



 






jaceel
A Basket Of Flowers... 
sare aan wadaagno c.wali





gacaliso

Bright And Beautiful..., Flowers Of The Month (January) 2006 Greetings 

madhaayaheeygaa dheeman siistaa


 



I Goofed Up !, Say Sorry Greeting Cards






Say It With Flowers..., Sorry Postcards




Boo Hoo !, Free Sorry Cards

Cabdiwali Online

cabdiwali55

Behind the Scenes of My Home Page

Gallery

     I Love You    allah he is the one

                     

          

                  

  interviewgod-bird.gif (14140 bytes)             interviewgod-bird.gif (14140 bytes)

*         *

I Love You    allah he is the one

 

     

 

        

   

     *   

 {cabdiwali}

                  

 

                                                

            

3-D Aquarium

 

 

 

 

 

 

 

 

  email@emailaddress.com

cabdiwali ciise


c

Visit Smiley Central!Visit Smiley Central!Visit Smiley Central!CAT (MIS)interviewgod-bird.gif (14140 bytes)                                                                                                                                                                                              %3